Walaalaha Muslimta ah meel walba oo ay dunnida ka joogaan gaar ahaan Umadda Somaliyeed waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka oo bari doona Qur'aanka iyo culuumta kale ee Islaamka. Bulshoyahay waxbarashadu waa base-ka noloshiyo toosh wax lagu bildhaansado, jahlina waa bugtaan wayn. Runta lagama baydhee diinta barashadeeduna waa baahidaada kowaad sheekhbaa bari lahaa iyo bowdsi kuma anfacayee dugsigani kusoo biir.
NAVIGATION
Islamic Links
UNIVERSITIES
Ku soo dhawoow Madrasada Tacliim Al- Quraan
Walaalaha Muslimta ah meel walba oo ay dunnida ka joogaan gaar ahaan Umadda Somaliyeed waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka oo bari doona Qur'aanka iyo culuumta kale ee Islaamka. Adiga iyo qoyskaaga qof yar iyo qof waynba Meel kasta oo aad dunida ka joogto waxa aad ka faa'iideysan kartaa barashada Diinta islaamka adiga oo gurigaaga ku sugan oo aan meelna u dhaafin, waxaana wax ku baraya macalin khibrad iyo waaya araqgnimaba u leh baridda diinta Islaamka:
Waxyaabaha lagu bari doona waxaa ka mid ah:
  • Higaada Carabiga
  • Tajwiidka Qur'aanka
  • Xifdiga Qur'aanka
  • Luuqada Carabiga
  • Axaadiista
  • Axkaamta Diinta Islaamka.
Waliba waxa aad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.
ISDIIWAAN GELI

Gabay Tacliinta ku saabsan
Bulshoyahay waxbarashadu waa base-ka noloshiyo toosh wax lagu bildhaansado, jahlina waa bugtaan wayn. Runta lagama baydhee diinta barashadeeduna waa baahidaada kowaad sheekhbaa bari lahaa iyo bowdsi kuma anfacayee dugsigani kusoo biir. Wixii aad tabanaysay ee tacliinta diinta ku saabsan dugsi kuu tabinaaya aan kuu tilmaamee waa Tacliim alquraan.
Tabta loo dhigo diinta iyo tusaalaynta lafteeda tayadaa laysku dhaafee wixii aad tabanaysay aan tilmaanta ku siiyee waa Tacliim alquraan.
Tarbiyaynta ciyaalkiyo salaaduu u tilmaamo iyo xifdiguu u talaalo tajwiidbuu barayaaye wixii aad tabanaysay ee ka talawsan intaa dugsi ku tabinaaya aan tilmaanta ku siiye waa Tacliim alquraan.
Hadaba si aad isku diwaan galiso fadlan Guji halkan hoos ku xusan.
ISDIIWAAN GELI

PHOTO GALLERY